admin

admin

Ciidamada Booliiska Somaliland oo Xabsiga Dhigay Wariye Aadan Cabdi Ciidle

     Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wariye Aadan Cabdi Ciidle oo mudo dheer ku soo jiray Warbaahinta dalka.…

Somaliland oo Caalamka U Soo Bandhigtay Hungada Soomaaliya Ka Taagan Tahay Kalitalisnimada Farmaajo

     Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka xun tahay qaska Siyaasadeed iyo Dimuqraadiyad la’aanta ka jirta dalka la dariska ah…

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Sheegay in Ansixintii Xeerka Ururrada Siyaaadda Loo Maray Nidaam Khalad Ah

     Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee…

Golaha Wakiillada oo Laalay Xeerka Tamarta oo Dhowaan Xukuumaddu U Soo Gudbisay

     Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanadda golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay ku laaleen wax ka baddel lagu sameeyay xeerka…

Beesha Caalamka oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Farmaajo

     Qoraal ay si wadajir ah u soo wada sareen Dalalka Beesha caalamka ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka…

Badhasaabka Sool Oo Guddiyo U Magacaabay Covid-19 iyo Abaarraha

       Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa magacaabay laba guddi oo  ka hawl-gelaya arrimaha wacyigelinta caabuqa Covid-19 iyo…

Safiirka Somaliland Ee UK Oo Qaabilay Weriye Mary Harper

Home       Safiirka Somaliland u qaabilsan dawladda Ingiriiska Cabdi Cabdillahi Xirsi (Dayax-weerar), ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay Tifatiraha arrimaha Afrika ee…

Xildhibaan Ka Dayriyay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan

     Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalado abaareed oo uu kuu…