admin

admin

Maroodijeex: 68 Ceel Biyood Oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq

     Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), oo ka mida culimadda Somaliland ayaa maanta deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan gobolka…

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama oo La Dhaariyay

     Maxkamadda gobolka Awdal, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u dhaarisay Xildhibaanada cusub ee golaha Deegaanka ee degmada…

WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland

    Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP. Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta…

Dastuurka Somaliland oo Qodobo Laga Saaray

     Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Dastuurkii dalka Somaliland dayacan…

Dhismaha Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Laascaanood Oo La Dhagax Dhigay

     Guddoomiyaha Sool iyo maayarka magaaladda Laascaanood ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay xarun cusub oo loo…

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Xildhibaannadda Kulmiye U Soo Baxay

     Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay…

Wasiirka Deegaanka Oo Daah-furtay Shirka Dib U eegista Isbedelka Cimilada

     Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furtay shirka qorshaha dib u eegista…

“Norway waxay Somaliland ka fulinaysaa Mashaariic Horumarineed”… danjire Liila

     Wakiilka jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Norway ayaa sheegay in xafiiskoodu uu gaadhay guullo diblomaaaiyadeed. Maxamed Aadan Liila, waxa…