admin

admin

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarunta La Dagaalanka Ayaxa

     Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii hore ee la dagaalanka Ayaxa ee Barriga…

Waddada Isku Xidha Kalabaydh iyo Laascaanood Oo Si Ku-Meel Gaadh ah Loo Furay

     Waxaa maanta si ku meel gaadh ah gaadiidka loogu furay   Waddada isku xidhaysa degmadda Kala-baydh iyo magaaladda Laascaanood. jidkaasi…

Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Gabiley iyo Boorama

Home       Ugu yaraan hal qof, ayaa ku dhintay todoba qof oo kalena waxa ka soo gaadhay dhaawacyo, kaddib markii…

asiirka Deegaanka Oo Amar Ka Soo Saartay Duur Joogta Ay Shacabku Haystaa

     Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa soo saartay wareegto lagu mamnuucayo in duur joogta lagu haysto Hudheeladda…

Gollaha Guurtida oo Is-casilaad Ka Aqbalay Xildhibaan Golahaas Iskaga Baxay

 Xildhibaannada gollaha Guurtida Somaaliland, ayaa cod gacan taag ah kaga aqbalay iscasilaad uu golaha u soo gudbiyay Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi…

DEG DEG: Dab Xoogan oo Gaystay Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeedba oo Ka Kacay Hargeysa

     Dab xoogaan oo gaystay khasaare nafeed iyo Mid Hantiyeedba, ayaa waxaa uu goordhawayd uu ka kacay magaalada Hargeysa. Dabkan,…

“Irrida ayaan ka saarayaa kii xisbinimo la yimaadda adkayso adigaa

     Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in maayarka cusub ee magaaladda Hargaysa ay bulshadu ka sugayso…

Guddoomiyeyaasha Magaallooyinka Hoos Yimaadda Gabiley Oo Tababar Loo Furay

     Badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa maanta xarunta gobolkaasi tababar uga furay guddoomiyeyaasha iyo masuuliyiinta magaalooyinka iyo…