Taliyaha Madaxwayne Muuse Biixi Ee arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliland hore usoo noqday Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukumadii ddaahir riyaale amb Cawil Cali Ducaale ayaa ka hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee dalka ka dhacay 31may isagoo shacabka iyo madaxwaynaha Somaliland ku bogaadiyay qabashadeeda

Sidoo kale Amb cawil cali ducaale ayaa dhaliilay isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid oo isku xulufaystay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen shir gudoonka golaha wakiilada iyo badi maayarada dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *