HomeWararkaAas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii...

Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii Ciidii Ku Geeriyooday Shil Gaadhi.

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta xabaalaha baqiic aas qaran loogu sameeyay sedex dhalinyaro ah oo maalintii ciidii ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay kaantaroolka galbeed ee magaalada hargaysa

Waxaana aaska sedex marxuum ka qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan iyo madaxda haayadaha qaar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments