|
|
||||
|
Haldoornews.com
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij
November 7, 2022 - Written by adminIsniin, November, 7, 2022 (Haldoor News) – Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan aheyn Khawaarij. Wasaaradda waxay kaloo mamnuucday in culimada Soomaaliyeed ay la macaamilaan Al-Shabaab, waajibaadna uu ka saaran yahay taageeridda gulufka ka dhan ah Alshabaab.
COMMENTS
|
Wararka
|
|||