HomeWararkaMasuuliyiin isugu Jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ciidan oo Puntland ka Tirsan...

Masuuliyiin isugu Jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ciidan oo Puntland ka Tirsan oo gaadhay duleedka degmada Boocame ee gobolka Sool.

Laascaanood- 3-Nov-2022 Khamiis(Haldoor News):- Degmada Boocame oo ka Tirsan Gobolka sool oo dhawaan ay la wareegeen Ciidamada Somaliland ayaa manta waxaa degmadaasi duleedkeeda soo gaadhay Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ciidaan oo ka Tirsan Maamulka Puntland.

Lama oga qorshaha rasmiga ah ee masuuliyiintan socdaalka ku yimid duleedka Boocame.

Sawirada Masuuliyiinta Puntland ee Yimid Goobtan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments