HomeWararkaMadaxwaynaha Deegaanka Somalida Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Dilkii Xildhibaanad Juweeriya Subcis

Madaxwaynaha Deegaanka Somalida Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Dilkii Xildhibaanad Juweeriya Subcis

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar oo bartiisa Facebook -ga soo dhigay qoraal uu kaga jawaabayay rabshadihii xigay dilkii Xildhibaan Juweeriya Subcis loogu geystay Garoonka Diuyaaradaha Jigjiga ayaa dibad-baxyada ay dadku dareenkooda ku cabbirayeen ku tilmaamay wax lagu diirsado.

Waxa uu sheegay inay dibadbaxyadan ka turjumayaan soo noolaanshaha damiirka shacabka deegaanka, isaga oo dhinaca kalena dadka isku soo baxay ku dhaliilay qaabka ay u wajaheen arrinta iyo sida ay uga falceliyeen

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments