HomeWararkaAlle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur...

Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Burco.

Burco(Haldoor News):-Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Burco.

Suldaanka ayaa ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Burco uu shirku uga Furmay.

Suldaan Axmed Afyare ayaa saaka ka mid ahaa salaadiin iyo madaxdhaqameed soodhawaynayey Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxman oo ka mid ahaa dadkii lagu marti qaaday Shirkan ka socda magaalada Burco.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments