HomeWararkaDeni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab.

Deni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab.

Garoowe(Haldoor News):-Maamul goboleedka Putland ayaa sheegay maanta inay diyaar u tahay ka qaybgalka la-dagaalanka Al-Shabaab, oo hadda ka socda gobollo ka mid ah bartamaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 51-aad ee barlamaanka Puntland ayaa sheegay hadalkaasi.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments