HomeWararkaHargeisa: Dhacdo Naxdin leh iyo Aabe isku dal-dalay ka dib markii uu...

Hargeisa: Dhacdo Naxdin leh iyo Aabe isku dal-dalay ka dib markii uu Noloshii ubadkiisa awoodi waayey Bixintiisa.

Hargeysa(Haldoor News):- Xildhibaan ka Tirsan golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafada Jigjiga yar.
xildhibaanku waxa uu sheegay in ninka ka mid ah dadka degan xaafadaasi uu isku dal-dalay noloshii oo ku adkaatay iyo ubadkiisa oo uu noloshooda kafayn kari waayey ka dib markii shaqo la,aani ku dhacday.
Hoos ka Daawo Muuqaal.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments