Haldoornews.com
Urur Siyaasadeedka Waaberi ayaa cududiisa taageero ku soo bandhigay Magaalada Boorama
October 20, 2022 - Written by admin

Boorama(Haldoor News):-Urur Siyaasadeedka Waaberi ayaa cududiisa taageero ku soo bandhigay Magaalada Boorama oo ay saaka guddida diiwaangalinta ururada siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranku ka bilaabeen madax taabashada kunka qof ee looga baahan yahay urur kasta.

COMMENTS
Wararka