HomeWararkaWasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale Ee...

Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale Ee Gobolka Gabiley

Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo masuuliyiin wasaarada ka tirsan ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay mashruuca banka wajaale oo wasaarada ka wado waxka beeriska socdaalka wasiirka ayaa noqonaya kiisii ugu horeeyey ee uu ku tago mashruuca banka wajaale intii loo magacaabay wasiirka wasaarada beeraha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiirka Wasaaradda Beeraha JSL ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Mashruuca beeraha ee Banka Wajaale

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments