HomeWararkaadaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Madaxda Urur Siyaasadeedyada Cusub!

adaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Madaxda Urur Siyaasadeedyada Cusub!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay  qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments