HomeWararkaGudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri...

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah!

Gudoomiyaha haayada qaxoontinga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan haayada ayaa magaalada boorama ka dhagax dhigay 55guri oo loo dhisayo dadka danyarta ah ee degan kaamka haye yaabo ee mgaalada boorama kaasi oo ay dhismihiisa iska kaashanayaan haayada. qaxoontiga iyo haayadaha UNHCR IYO NRC,

 

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments