HomeWararkaWar Degdeg ah: Madaxweynaha iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah oo Caawa Kulmaya

War Degdeg ah: Madaxweynaha iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah oo Caawa Kulmaya

Madaxtooyadda Somaliland ayaa hadda waxa ka bilaabmay wadda haddalo,kuwaas oo u dhexeeya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Somaliland

Wadda haddalkan oo loo ballansanaa 18 May kaddib ayaa hakaday,haseyeeshee caawa ayey dhinacyaddu ay dib u bilabeen.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments