HomeWararkaCiidamada Kala Duwan Jsl Ee Gobolka Gabiley Oo Sameeyay Gaadir Ay Ugu...

Ciidamada Kala Duwan Jsl Ee Gobolka Gabiley Oo Sameeyay Gaadir Ay Ugu Diyaar Garoobayaan Xuska 18may.

Ciidamada kala duwan ee Somaliland eek u sugan gobolka gabiley ayaa saaka sameeyay dhoolotus ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may oo dhawaan la xusidoono.

 

Waxaana garoonka magaalada gabiley oo ay ciidamadu ku samaynayeen diyaargarowga ku booqday badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada oo ay weheliyaan hogaamada ciidamadu.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments