|
|
||||
|
Haldoornews.com
๐ก๐ถ๐ป ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ธ๐ถ๐ถ๐๐ถ๐ถ ๐๐ถ๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ฏ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ ๐ ๐ถ๐น๐ถ๐
๐๐บ๐ฎ ๐๐๐๐ฏ๐ผ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐๐๐ป๐๐ผ ๐ฎ๐ ๐ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐
May 4, 2022 - Written by adminBooliska Hindiya ayaa xabsiga u taxaabay nin 46 sano jir ah oo xaaskiisa u dilay sababta ay cuntada ugu badisay cusbada.
Sarkaal boolis ah oo lagu magacaabo Milind Desai ayaa BBC-da u sheegay: โin Nikesh Gag, oo ka mid ah shaqaalaha bangiga Thane, oo ku yaalla magaalada Mumbai ee galbeedka Hindiya, uu caro darteed u ceenjiyay xaaskiisa Nirmala oo 40 jir ah ka dib markii ay cusbo ku badisay cuntada.
Eedeysanaha ayaa markii dambe isku soo dhiibay Saldhigga Boliska, wuxuuna Booliska u sheegay inuu qabo Xanuunka Dhiig-karka.
Qoyska gabadha ayaa booliiska u sheegay in eedeysanaha iyo xaaskiisa ay muddo ka doodayeen โarrimaha qoyskoodaโ.
bbc
COMMENTS
|
Wararka
|
|||