HomeWararkaWaxaanu Ogaysiinaynaa ganacsatada degan Waddada Wadnaha in ay dhakhso uga guuraan

Waxaanu Ogaysiinaynaa ganacsatada degan Waddada Wadnaha in ay dhakhso uga guuraan

: Dawladda hoose ee caasimadda Hargaysa ayaa ku wargelisay dhamaanba dadka ku ganacsadda qaybo ka mid Waddooyinka badhamaha magaaladda in ay dhulkaasi ka guuraan.
Maayarka Hargaysa oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ogaysiinayaan dhamaan ganacsatada degan Waddada Wadnaha iyo Waddada tagta Biriishka weyn ee Hargeysa in ay si dhakhso ah uga guuraan.
C/kariin Axmed Mooge, waxa uu sheegay in maalinta berriya subaxa hore ay dhulkaasi ku qaadi doonaan olole balaadhan oo lagu banaynayo Waddooyinkaasi.

DAAWO: Maayarka Mooge Oo Ganacsatadaasi La Hadlayay:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments