Shirkadaha ugu waaweyn ee ka jira Somaliland ee soo dejiya Gaasta cuntadda lagu karsado ayaa shaaciyay in ay kordhiyeen qiimihii ay ku iibin jireen Gaasta ay soo dejiyaan.
Kor u kacaasi ku yimid qiimaha Gaasta ayay ku sababeeyeen shirkadahaasi in qiimaha Gaastu iyo shiidaalkuba uu dunidda oo dhan kor u kacay, sidaas darteedna ay iayguna kordhiyeen.

Masuuliyiin ka tirsan shirkadahaasi kala ah Hass Gas, Som Gas, iyo Uni Gas, Â oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa waxay sheegeen in ay macaamiishoodda ku wargelinayaan in qiimihii hore ay ugaga iibin jireen kordhay.
DAAWO: Shirka Jaraa’id Ee Masuuliyiinta Shirkadahaasi:



