HomeWararkaTaiwan Oo Hargaysa Ku Qabatay Carwo Ganacsi

Taiwan Oo Hargaysa Ku Qabatay Carwo Ganacsi

): Waxaa shalay magaaladda Hargaysa laga  daah-furay Carwo ganacsiyeed balaadhan oo ay soo qaban qaabisay dawladda Taiwan gaar ahaana safaaradeedda  magaaladda Hargaysa.

Waxaana furitaanka carwadaasi ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), safiirka Taiwan u fadhiya caasimadda Somaliland, wasiir ku-xigeenka ganacsiga ee dawladda Taiwan, iyo ku-xigeenka golaha ganacsiga dibadda ee Taiwan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments