HomeWararkaMuuse Biixi Oo Amray In Baadhis Maaliyadeed Lagu Sameeyo Komishanka Doorashooyinka

Muuse Biixi Oo Amray In Baadhis Maaliyadeed Lagu Sameeyo Komishanka Doorashooyinka

:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu hanti dhawraha guud ku amray in ay baadhis maaliyadeed ay ku sameeyaan  komishanka doorashooyinka Somaliland.

Maxay noqon karaan ujeedooyinka ka danbeeya baadhista Muuse Biixi ku beegsaday guddida doorashooyinka Somaliland?

DAAWO: Warbixin Arrintaasi Ku Saabsan:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments