HomeWararkaMaamulka Jaamacadda Burco Oo Iska Difaacay Eeddo Loo Jeediyay

Maamulka Jaamacadda Burco Oo Iska Difaacay Eeddo Loo Jeediyay

Maamulka jaamacadda magaaladda Burco ayaa iska difaacay eedaymo uga yimid bulshadda magaaladaasi oo maalmahanba si weyn loogu hadal hayay baraha bulshadda ee internet-ka.

Eedayntan ay maamulka jaamacadda Burco ka jawaabayeen ayaa la xidhiidhay in jaamacadu ay kutub isugu jirtay quraan iyo xadiisyo oo duug ahaa ku soo daadisay meel qashin qub ah.

Guddoomiyaha jaamacadda Burco Dr. Ciise Nuur Liibaan, oo ay wehelinayeen xubno ka mid ah maamulka sare  ee jaamacadaasi oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedahaasi.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments