HomeWararkaWarbixin: Faysal Cali Waraabe Muxuu Dhaxalsiiyey Xisbiga UCD 20 Sanadood Ee Uu...

Warbixin: Faysal Cali Waraabe Muxuu Dhaxalsiiyey Xisbiga UCD 20 Sanadood Ee Uu Gudoomiyaha U Yahay?

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, waxa uu xisbigaasi hogaamnayay muddo labaatan sanadood ah, oo ka soo bilaabmaysa markii la aasaasay.

Waxaana jirtay in marar badan uu meello fagaareyaal ah ka sheegay inuu wareejinayo guddoomiyenimadda xisbigaasi, hase yeeshee ma suurto gelin.

Hadaba, waxaa la is waydiinayaa Faysal Cali Waraabe Muxuu Dhaxalsiiyey Xisbiga UCD Ee Uu 20 Sanadood Gudoomiyaha U Yahay?

Arrintaasi waxaad kaga bogan doontaa warbixin uu ka diyaariyay weriye C/rasaaq Good, taasoo uu ku faaqiday waxyaabaha uu Faysal Cali Waraabe, dhaxalsiiyay xisbigiisa UCID mudadda uu guddoomiyaha u yahay.

 

DAAWO: Warbixintaasi:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments