HomeWararkaWaxaan ku shaqayn doonaa siyaasadda xukuumadda waxaanan u arkaa”…

Waxaan ku shaqayn doonaa siyaasadda xukuumadda waxaanan u arkaa”…

    

C/rashiid Caydiid Yaasiin, oo uu shalay madaxweynaha Somaliland u magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa ka dareen celiyay xilkaasi.

Waxaanu sheegay inuu xilkaasi u gudan doono si xilkasnimo leh, isla markaana uu ku shaqayn doono siyaasadda xukuumadda uu gadh wadeenka ka yahay madaxweyne  Muuse Biixi Cabdi.

Agaasimaha cusub ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland oo maanta la hadlay warbaahinta dawladda waxa uu tilmaamay inuu u arko fursad in loo siiyay sidii uu khibradiisa bulshadda ugaga faa’iidayn lahaa.

 

DAAWO: Agaasimaha Oo Arrimahasi Ka Hadlaya:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments