HomeWararkaMaayarka Magaalada Gabiley Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Qaarkamid ah...

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka,

Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa iska fogeeyay eedo musuq maasuq oo ay usoo jeediyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley kuwaasi oo warbaahinta ka weeraray

Sidoo kale maayarka gabiley ayaa farta ku fiiqay xubno dano gaar ah leh oo bulshada doonaya in ay warar aanay hubin usheegeen islamarkaana aanay jirin lacagta ay sheegeen in ay ka maqan tahay xisaabta miisaaniyadii hore.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments