HomeWararkaHadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe

Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo Socdaal ku tagay Gobolka Gbiley gaar ahaan magaalada Gabiley ayaa siweyn u amaanay waxqabadka Maayor Maxamed-Amiin oo uu sheegay inuu ku dayasho mudan yahay.

Geesta kale Gudoomiye Faysal ayaa xubnaha cusub ee golaha Deegaanka degmada Gabiley uga digay inay ku mashquulaan Muran iyo yooyootan aan macno lahayn wakhti laga sugaayo hawlihii shaqo ee loo soo doortay, faahfaahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments