HomeWararkaTaliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Xudun

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Xudun

    

Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa goor dhawayd ka hadlay dilkii iyo weerarkii maanta ka dhacay degmadda Xudun ee gobolka Sool.

Falkaasi oo uu ku geeriyooday taliyihii booliska ee degmadda Xudun, isla markaana ay askar kale ku dhaawacmeen.

 

DAAWO: TALISKA BOOLISKA OO DHACDADAASI FAAHFAAHINAYA:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments