HomeWararkaMaamulka Degmadda Tog-Wajaale Oo Tallaabo Ka Qaaday sarifleyaasha

Maamulka Degmadda Tog-Wajaale Oo Tallaabo Ka Qaaday sarifleyaasha

    

Maamulka degmadda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley ayaa tallaabo ka qaaday sarifleyaasha magaaladaasi.

Kadib markii maalmahan ay bulshadda iyo ganacsatadda magaaladaasi ka cabanayeen sicir barar saameeyay maciishadda iyo wax kala iibsiga gamacsiga.

Maamulka magaaladaasi oo arrintaasibka jawaabaya ayaana maanta suuqa ka ururiyay sarifleyaasha magaaladaasi oo ay xidh xidheen.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments