HomeWararkaHargaysa: Haayadda TAAKULO Oo Qalab Caafimaad Gaadhsiisay Cusbitaallo

Hargaysa: Haayadda TAAKULO Oo Qalab Caafimaad Gaadhsiisay Cusbitaallo

   Hayadda waddaniga ah ee TAAKULO ayaa maata qalab kala duwan gaadhsiisay cusbitaalka guud ee Hargaysa iyo cusbitaalka Edna Aadan.

Sidoo kale waxay isla maanta haayadda TAAKULO qalab kala duwan gaadhsiisay xarunta lagu daryeello dadka laxaadka naafadda ka ah ee magaaladda Hargaysa.


Qalabkaasi ayaa isugu jira Sariirro, Furaashyo, Mishiinka Oxygenta dhaliya iyo qalab kale.
Waxaana masuuliyiinta xarumahaasi qalabkan caafimaad ku wareejiyay agaasimaha haayadda TAAKULO Maxamed Maxamuud Ducaale.
Masuuliyiinta cusbitaaladda Hargaysa iyo Edna, iyo xarunta Handicap ayaa haayadda TAAKULO uga mahad celiyay qalabkan caafimaad ee ay soo gaadhsiisay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments