HomeWararkaRoob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Degaano katirsan Degmada Allaybaday Iyo Khasaaraha...

Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Degaano katirsan Degmada Allaybaday Iyo Khasaaraha Uu Sobobay.

ALLAYBADAY(W,N)-Roobab laxaadle oo watay dabaylo ayaa ka da,ay deegaano kamid ah degmada allaybaday kaasi oo khasaare soo gaadhsiiyay qaarkmaid ah dugsiyada waxbarasho ee deegaankan.

Sidoo kale waxaa kormeer ku tagay goobaha uu khasaaraha soo gaadhsiiyay roobkani badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley iyo gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka kuwaasi oo indho indheeyay goobaha uu khasaruhu soo gaadhay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments