DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Musharixiintii Ugu Badnaa Kusoo Bandhigay Magaalada Gabiley Iyo Weedhihii Gudoomiye Faysal.
March 25, 2021 - Written by admin
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay munaasibad xisbigu kusoo bandhigay musharixiontii ugu badnaa ee ka sharaxan golaha deegaanka gabiley Iyo wakiilada gobolka maroodi jeex taasi oo lagu soo bandhigay 9musharax


