|
|
||||
|
Haldoornews.com
DAAWO;-Dalada Sonsaf Oo War Kasoo Saartay Halista Xanuunka Covid19 Iyo Iswaafajinta Doorashooyinka
March 25, 2021 - Written by adminDalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf ayaa ka hadashay haliska xanuunka coronavirus iyo sidii bulshada looga wacyi galin lahaa,
Sidoo kale dallada sonsaf ayaa komishanka doorashooyinka asxaabta siyaasada iyo musharixiinta ugu baaqay sidii loo ilaalin lahaa badqabka bulshada iyo hirgalinta doorashooyinka isku sidkan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
Wararka
|
|||