HomeWararkaSuldaanka Subeer Awal Oo Casuumay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland

Suldaanka Subeer Awal Oo Casuumay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland

    

Suldaanka guud ee beelaha Subaar Awal ayaa maanta hadhi sharafeed u sameeyay suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo dhawaan xilkaasi loo cumaamaday.

Munaasibadaasi qado sharafta ah oo ka qabsoontay hudheelka Guuleed ee magaaladda Hargaysa waxaa ka soo qayb galay badi madax dhaqameedka beelaha degga Somaliland.

Sidoo kale waxaa ka soo qayb galay qaar ka mida siyaasiyiin hore xilal uga soo qabtay xukuumadihii kala danbeeyay ee Somaliland iyo marti sharaf kale, maayarka Hargaysa, iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland,

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments