HomeWararkaDAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Kulan La Yeeshay Waalidiinta Ardayda Waxka Barata

DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Kulan La Yeeshay Waalidiinta Ardayda Waxka Barata

Maamulka guud ee dusgiyada nuuraadiin Ayaa Maanta kulan la qaatay waalidiinta ardayda waxka barata dugsiyada Nuuraadiin gaar ahaan qaybtii maalintii dhawayd ardayda gadoodsani burburiyeen kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay iskugu xidhnaan lahaayeen maamulka iyo waalidiiinta islamarkaana meel looga soo wada jeedsan lahaa waxkasta oo ka hor imanaya waxbarashada ardayda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments