HomeWararkaBooyadaha Biyaha Oo Ka Cabanaya Korodhka Qiimaha Shiidaalka

Booyadaha Biyaha Oo Ka Cabanaya Korodhka Qiimaha Shiidaalka

Waxaana maanta mar kale cabasho xoogan arrintaasi ka muujiyay Derawaladda ku shaqaysta Booyadaha biyaha  gaar ahaana kuwa  biyaha u soo dhaamiya magaaladda Hargaysa.

Kuwaasoo sheegay in kor u kaca ku yimid qiimaha lagu iibiyo shiidaalka ay ku soo began tahay xilia ay dalka ka taagan yihiin abaarro daran, isla markaana biyaha laga soo dhaamiyo meel aad u fog fog.

DAAWO: CABASHADDA DERAWALADDA BOOYADAHA:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments