HomeWararkaGuddoomiyaha WADDANI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gabiley

Guddoomiyaha WADDANI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gabiley

    

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Gabiley.


U jeedada socdaalka weftiga uuhogaaminayay C/raxmaan Cirro, ayaa ka qayb galay munaasibad lagu shaacinayay musharrax Ismaaciil Daahir Axmed (Aarre), oo degmada Gabiley uga sharraxan WADDANI.


Weftiga uu hogaaminayay guddoomiyaha WADDANI waxaa ka mid ahaa xubno siyaasiyiin ah oo xisbigaasi ka tirsan iyo masuuliyiin kale.


C/raxmaan Cirro, oo hadal ka jeediyay munaasibadii shaacinta murashax Ismaaciil Aarre, ayaa u mahad celiyay dadweynihii soo dhaweeyay.

DAAWO: Hadalkii Cirro:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments