HomeWararkaXamaaliinta Dekadda Berbera Oo Ka Cabanaya Maamulka Free Zone-ka

Xamaaliinta Dekadda Berbera Oo Ka Cabanaya Maamulka Free Zone-ka

    

:Xamaaliinta ka shaqeeya dekadda magaaladda Berbera ayaa cabasho ka muujiyay maamulka Free Zone-ka.
Ururka xamaaliinta Berbera ay ku midaysan yihiin waxay sheegeen in maamulka Free Zone-ka ay doonayaan in ay kala wareegaan qaybo ka mida shaqaqoodii.
Xamaaliinta dekadda Berbera waxay galabta sameeyeen isku soo bax ay cabashadoodda ku muujinayeen.
Waxaanay ugu baaqay xukuumadda Somaliland gaar ahaana madaxweynaha in arrintoodda wax laga qabto.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments