HomeWararkaXukuumada Oo Ka Hadashay Muda haraad Ay Maanta Sameeyeen Ardayda Dugsiga Salaama...

Xukuumada Oo Ka Hadashay Muda haraad Ay Maanta Sameeyeen Ardayda Dugsiga Salaama Iyo Amarada Ay la Dul Dhigtay Dugsiyada.

Ardayda dhigata dugsiga sare ee salaama ee magaalada hargaysa ayaa manta sameeyay mudo haraad ay kaga cabanayaan iskuulkooda kaasi oo ay ciidamada amaanku ka hor tageen in uu sii faafo

Wasiirka wasaarada waxbrashada,wasiir kuxigeenka arimaha gudaha ayaa kormeer deg deg ah ku tagay dugsiga salaama kaasi oo ay ku dajinayaan xaalada ardayda

Sidoo kale wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa awaamiir culus dul dhigtay maamulka dugsiyada gaarka loo leeyahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments