DAAWO;-Khudbadii Madaxwayne Biixi Ka Horjeediyay jeediyay Labada Gole Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
March 8, 2021 - Written by admin
Madaxwaynaha somaliand ayaa manta khudbad sanadeedii ka hor jeediyay laba gole ee baarlamaanka Somaliland taasi oo uu kag hadlay arimo door ah sida,doorashooyinka,waxa uqabsoomay xukuumadiiisa,arimaha muqdisho ka taagan,siyaasada arimaha dibada Somaliland ,dhaqaalaha iyo arimo kale oo muhiim ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MADAXWAYNAHA OO DHAMAYSTIRAN;