HomeWararkaDAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Wajaale Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Maxamuud Aw Daahair...

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Wajaale Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Maxamuud Aw Daahair Oo Katirsanaa Bahda Dhaqanka Jsl.

Waxaana Aaska marxuumka ka qaybgalay maamulka gabiley,ka wajaale, madaxdhaqameed iyo guud ahaan shacabka gobolka gabiley.

Waxgaradka ,maasuliyiinta iyo badi dadkii ka hadlay aaska marxuumka ayaa ka waramay doorkii uu ku lahaa dhaqanka iyo isku xidhka bulshada isagoo qoyskii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka gabiley ka tacsiyadeeyay geeridiisa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments