Somaliland iyo Taiwan
Somaliland iyo Taiwan
    

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo Sanduuqa Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Taiwan (Taiwan ICDF) ayaa saaka ku kala saxeexday magaalada Hargaysa heshiis lagu horumarinayo barnaamijka E-Government oo ay wasaaraddu hirgalintiisa waddo.

Barnaamijka E-Government oo ka mid ah qorshayaasha fog ee wasaaradda ee 2019-2023 ayaa ujeedadiisu tahay sidii adeegyada dawladdu bixiso loogusoo dhawayn lahaa bulshadda.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *