HomeWararkaShaqaalaha Kastamka Kalabaydh Oo Abaalmarino La Guddoonsiiyay

Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh Oo Abaalmarino La Guddoonsiiyay

    

Shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii tegay ee Kastamka Kalabaydh ee gobolka Gabiley ayaa baalmatino la guddoonsiiyay.
Shaqaalahaasi oo tiradoodu dhamayd lix qof ayaa lagu soo xulay sidii ay shaqo wanaaga u muujiyeen sanadkii tegay ee 2020-ka.


Sida uu sheegay maamulaha Kastamka Kalabaydh C/xakiin Maxamed Guuleed (cawaale).


Waxaana shaqaalahaasi abaalmarinaha guddoonsiiyay agaasimaha waaxda kastamadda ee wasaaradda Maaliyadda iyo agaasimaha waaxda shaqaalaha ee wasaaradaasi.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments