HomeWararkaHargaysa: Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Kooxaha Heerka Koowaad Oo Furmay

Hargaysa: Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Kooxaha Heerka Koowaad Oo Furmay

    

Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee heerka koowaad iyo heerka labaad ee kooxaha caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garoonka Hargeisa stadium.

Waxaana tartankaasi si rasmi ah u furay wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Boos Mirre Maxamed, agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo madaxda xidhiidhka ciyaaraha.

DAAWO: Warkaasi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments