HomeWararka“Burcona Way Wanaagsan Tahay Hargaysa Iyo Berberna, Idinkaa Qabsaday Reer Burcooy”Wasiir Siciid...

“Burcona Way Wanaagsan Tahay Hargaysa Iyo Berberna, Idinkaa Qabsaday Reer Burcooy”Wasiir Siciid Sulub.

-Wasiirka wasaarrada xanaanada xoolaha siciid sulub oo ka hadlayay munaasibad xadhig  lagaga jarayay huteel laga hirgaliyay burco ayaa sheegay in Reer burco ay qabsadeen Hargaysa iyo berbera oo ay h leeyihiin fooqaqa ugu dhaadheer

Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa  ka hadlay sida aanu ku ganacsanayn asxaabta Somaliland islamarkaana aanay jirin wali wax lagu soo dhiirado

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments