HomeWararkaCiidamada Booliska Somaliland, Oo Xabsiga Utaxaabay Afar Qof Oo La Sheegay In...

Ciidamada Booliska Somaliland, Oo Xabsiga Utaxaabay Afar Qof Oo La Sheegay In Ay diinta Kiristaanka Faafinayeen.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in 10-kii February Dacwad-oogayaasha la siiyey wakhti dheeraad ah, si ay Xabsiga ugu sii hayaan Dadkan loo xidhay inay faafinayeen Diinta Kirisaanka, si ay wakhti ugu helaan baadhitaanka ay wadaan.

Ugu dambayn, Dawladda Somaliland ayaa hore u qab-qabatay Dad faafinayeen Diinta Kiristaanka, kuwaasi oo markii dambe qaarkood Dalka laga Mastaafuriyey.

XIGASHO; Wargeyska Geeska  afrika

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments