HomeWararkaHaayadda Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Oo Caawimo Ka Qaybisay Burco

Haayadda Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Oo Caawimo Ka Qaybisay Burco

    

Burco (Hargeisa Press): Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ka qaybisay raashin kala duwan.

Raashinkaasi ayay haayadu u qaybisay goobaha ay ku jiraan dadka jilicsan sida cusbitaalka Dhimirka, cusbitaalka guud, iyo xarumo kale.

Caawimadan ay haayadda kaydka raashinku qaybisay waxaa gacan ka siisay haayadda Markasul Salma ee dalka boqortooyadda Sucuudiga.

 

Daawo: Warkaasi:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments