Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka qayb galay shir sanadeedka dib-u-eegista waxqabadka ee wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyaynta ee Somaliland.

Furitaanka shirkaasi oo maanta ka qabsoomay magaaladda Boorama oo socon donna muddo saddex maalmood ah, waxaa  kaloo lagu dejin doonaa mudadda uu socdo qorshe hawleedka wasaaradaasi ee ssanadkan.

 

DAAWO: WARKAASI:

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *