Haldoornews.com
Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland
January 18, 2021 - Written by admin
Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland
    

Laba Doonyood oo kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo ka mid ah Xeebaha Somaliland.

Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah Kalluumaystada, kuwaasi oo tilmaamay inay muddo ku qaadatay inay Doonyahaasi degay ay soo samato-bixiyaan.

Maxamed Xuseen Maxamuud, kana mida dadka kalluumeysatada ayaa yidhi “Laashku waxaa uu nagaga dagay Lughaya, muddo hadda laga joogo 15 cisho, cid ku dhimatay iyo cid wax ku noqotay toona ma jiraan, dadkii saarnaana waa ay nabad qabaan, isaga uunba jajabay”

COMMENTS
Wararka