HomeWararkaMasuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato...

Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Jabay Ee Gobolka Gabiley

Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa  manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo dad iyo xoolo wixii ka cabi jiray oo ay biyo la,aani soo food saartay/

Sidoo kale masuuliyiintan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg u hagaajiso ceel biyoodyada xumaaday

HALKNA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments